hidaha iyo dhaqanka dalkeena

horudhac | taariikhnololeedkeeyga | igala soo xadhiidh | taariikhda soomaaliya | buuga martida | murti iyo maa weelo | gabayada | jaceylku ma dhab baa mise | hidaha iyo dhaqanka dalkeena | sawiraanta | madaxweeynayaashii soo maray dalkeena | xamardaawo dacalada | sawiraanta asxaabteeyda | mahadnaqa waalidiinteeyda | salaamaha waalidiinteeyda | sawiraan | sawiraan | bollywood

walaal hidaha iyo dhaqanka dalkeena iyo waliba soonaaliya sida aay aheyd


WELCOME TO SEE MY COLLECTIONS

OF SOMALIS CULTURAL ITEMS AND IMAGE



THIS IS THE FLAG OF GREAT SOMALIA.


The Presidents Of Somalia/ Madaxweynayaashii Soomaaliya

Madaxweynihii Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele

THIS IS THE FLAG OF GREAT SOMALIA.

THIS IS THE MAP OF SOMALIA

Halkan ka baro Qaaradda Soomaaliya

Halkani waa kooxdii Waaberi iyo gabdho soomaaliyeed oo aroos ka cayaaraya.

Halkan waxaad ka ragtaan Halyeygii Cabdi Bile Cabdi iyo Halyeygii Darwiishka ahaa ee Seyid Maxamed Cabdulle Xasan

Diyaaraddii Soomaaliya ee Deeqa

Halkan waxaad ka aragtaan carruur soomaliyeed oo waxbaranaysa "WAXBARTA AAN BARWAAQO GAADHNEE"

Halkan waxaad ku aragtaan nin safar wata , laba halaad oo dhalay, geel horweyn ah, awr la waraabinaayo awr raran , hooyo soomaaliyeed oo awr raran wada , wiilal soomaaliyeed oo geeljireyaal ah oo hal maalaya, Geelal cabaya

Halkan waxaad ka aragtaan aqal soomaali la dhisayo,aqal soomaali dhisan iyo niman dillaalliin ah oo wax kala iibsanaya

Waxaad halkan ka aragtaan adhi Soomaali Adhiga Soomaalidu wuxuu kaga duwan yahay adhyaha kale ee aduunka Badhid, waana adhiga aduunka ugu wanaagsan

Dameeraha Soomaaliya

Halkan waxaa ku arataan gabadh iyo saddex wiil oo xoolo dhaqato soomaaliyeed ah

Halkan waxaad ku aragtaan Fandhaal iyo xeedho

Muntulayaasha ay soomaalidu ay isticmaasho

Halkani waxaa weeye dhiil ,sati barkin ka samaysan qori , hooyo soomaaliyeed oo laxoox/canjeelo dubaysa , cunto Soomaali iyo wiil iyo gabadh soomaaliyeed oo xidhan dharkii hidaha iyo dhaqanka

Halkani waa sawir taariikhi ah, xarruntii ubaxa kacaanka

Halkani waa xarruntii Taleex ee taariikhiga ahayd, dundumo , xaabtii soomaaliya iyo caasimaddii Muqdisho(Xamar)

Hargeysa

Buurta Sheekh

Buurta Calmadow

Laascaanood iyo Buurtii Seyidka

Fardaha Soomaaliya

Halkan waxaad ku aragtaan Seyladda xoolaha, bacaad celinta Shalaanbood, Ceel laga dhaaminaayo iyo Kaamam(Bushash)

SOS Soomaaliya

Kuwani waa Huteel Alcuruba,Masaajidkii Arbaca-rukun , Xamar- weyne, Masaajidkii Isbaahaysiga iyo Huteel Shabeele

Kuwani waa Xeebtii Soomaaliya iyo Dhagax-tuur

TANI WAA KACBADII

waxa diyaariye maxamed muuse