TAARIIKHNOLOLEEDKEEYGA

horudhac | taariikhnololeedkeeyga | igala soo xadhiidh | taariikhda soomaaliya | buuga martida | murti iyo maa weelo | gabayada | jaceylku ma dhab baa mise | hidaha iyo dhaqanka dalkeena | sawiraanta | madaxweeynayaashii soo maray dalkeena | xamardaawo dacalada | sawiraanta asxaabteeyda | mahadnaqa waalidiinteeyda | salaamaha waalidiinteeyda | sawiraan | sawiraan | bollywood

marka hore waxa aan u dhashay magaalada mogadisho gaar ahaan dagmada yaaqshiid xaafada juungale sanadka marka uu ahaa ama taariikhda marka aay aheeyd 01/09/1982  maalin arbaco waxa aan ku soo barbaaray xaafada  juungale ilaa iyo 12 jir waxa aan lasoo barbaaray abtiyaasheeyda waxa aan bartay quraanka kariimka laakin nasiib uma aan yaalan in aan dhameeyo  waxa aan bilaaway iskuul 1987 oo aan dhigan jiray dugsiga hoose dhexe  ee huruwaa waxa aan galinka hore dhigan jiray dugsiga quraanka galinka dambane iskuulka kadib marka aay ka dhaceen dagaalada dalka soomaaliya waxa  joo wajahday dhamaan dadka soomaaliyed dhibaatooyin sida qax dagaal  baahi iyo nabadgalyo darro taas ooqooykeekana saameeysay waxa aan ka guurnay xaafadii aan aan degeneeyn oo aan uguurnay  kaaraan oo kamod ah xaalafada mogadisho waxa aan 1992 bilaaway college oo kuyaalay xaafada kaaraan qeeybta mariinada oo aay maamuli jirtay haay ad college kaas oo nagula quudi jiray waxna kabaran jirnay ayaan waxa aan ku soo gaaray ilaa iyo fasalka 3 aad  kadibna 94 marka aay kabaxday soomaaliya UNISOM lajoojiyay  dabayaaqadii sanadka 1994 waxa aan qooykeena go aan ku gaareen in aay iskaga tagaan dalka waxa uu ahaa borogaraam in aan imaano dalka yemen waxa aan kasoo baxnaydalka soomaaliya 10/10/1994 waxa aan usoo baxnay dhianca ethiopia kadibna safar dheer waxa aan imaanay dalka eritrea gaar ahaan magaalada casab taariikhda marka aay aheeyd 12/01/95  xiligaas ayaa aanan wax qaxooti soomaaliyeed oo kunoolaa dalka eritrea dhoor bilood kadib ayaa waxa naladajiyay xero layiraahdo xarsileey  oo ah xero aad jawigeedu ukuluyahay  dabeeyl iyo  bus  iyo jawi aad uxun waxa halkaas ka bilaaway mar labaad waxbarasho fasalka labaad   sanadka marka uu ahaa 23/08/95  waxa aan wadaba aan kugaaray  fasalka 7 aad kadibna sanadkii 2000 marka aay aad uxumaadeen dagaaladii udhexeeye ehtiopia iyo eritrea waxa aan qaxootiga loo soo raray dhinaca caasimada labaad ee dalka eritrea oo caasimada ujirto 100km kadibna waxa iga joogsatay waxbarashadii  kadibna waxa aan bilaaway shaqo  dhoor sano kadibna snadkii 2003 waxa aan shaqo kahelay haay adda UNHCR  oo aan unoqday turjumaan sanadkii cusbaa ee 2004 bishi koowaad 6 deeda waxa la iisoo wareejiyay caasimada asmara si aan aga turjumaano xafiiska unhcrta waxa aan hada kutala jiraa in aan waxbarashdii dib ubilaawo in sha alaah