kusoo dhawaaw boga maxamed

horudhac | taariikhnololeedkeeyga | igala soo xadhiidh | taariikhda soomaaliya | buuga martida | murti iyo maa weelo | gabayada | jaceylku ma dhab baa mise | hidaha iyo dhaqanka dalkeena | sawiraanta | madaxweeynayaashii soo maray dalkeena | xamardaawo dacalada | sawiraanta asxaabteeyda | mahadnaqa waalidiinteeyda | salaamaha waalidiinteeyda | sawiraan | sawiraan | bollywood

waa maxamed muuse xuseen

marka hore waxa mahadleh alle oo salhlay sameynta weebkan marka xiga waxa aan jecelahay in aad mahad uceliyo sxbkeeyga qaaliga ah axmed qaasim  (jeego) oo qeeb weeyn ka qaatay sameeynta weebkan runti weebkan waxa aan usameeyay in aan kusoo ban dhigo waxyaabo badan oo kusaabsan nafsadeeyda iyo waliba dalkeeyga waxa aan jecelahay qof walbo oo daawdao weebkan in uu kaheli doono insha alaah


aan isku kaa sheego


waxa aan jecelahay in aan halkaan idinkaga waramo waxa aan ahay runti hadii aan isku kaa sheego magaceeyga waxa layiraahdaa maxamed muuse xuseen waxa aan ku magadheerahay( aawkeey) oo aay dad badani iiyaqaanaan  runti waxa aan ahay wiil soomaaliyeeed oo kunool dalka Eritrea gaar ahaan magaalada caasimada ee asmara waxa aan halkaan ujoogaa asmara shaqo  ah turjumaan in uturjumaano soomaalida waxa aan haklkaan ku noolahay mudo dhan 10 sano  runti markii aan kasoo tagaayay dalkeeyga aad ayaan uyaraay  waxa aad ujeclahay in aan kulaabto dhulkeeyga hooyo insha alaah  hantiyooy  macaan waa midaan hooy lagaa oronee              dal aan dalkaaga aheeyn waa dareen kujoog    walaal aad ayaad ugu mahadsantahay xiligaga aad ubeeldareesay weebkan waad kumahadsantahay booqashaada sxbkaa maxamed muuse