The COOLEST Games Ever Made

horudhac | taariikhnololeedkeeyga | igala soo xadhiidh | taariikhda soomaaliya | buuga martida | murti iyo maa weelo | gabayada | jaceylku ma dhab baa mise | hidaha iyo dhaqanka dalkeena | sawiraanta | madaxweeynayaashii soo maray dalkeena | xamardaawo dacalada | sawiraanta asxaabteeyda | mahadnaqa waalidiinteeyda | salaamaha waalidiinteeyda | sawiraan | sawiraan | bollywood

waa naadiga ingiriiska ee manchester united   Screen Shot: Project BOB
This is a screen from Hyper Lander 2 which shows the top of a massive growth of crystals which clog an area that you have to fly through, the coolest part thought is the great cavern, a huge 4000 foot ascension chamber a few hundred yards up the tunnel.   This screen is from project BOB. It's the lava room, can you guess why? It's a great puzzle, bring bombs with you.
Screen Shot: Project BOB   waa xulka kubada cagta senegal

waa naadiga labaad aan dunida ugu jeclahay

  Once you manage to escape from the falling moon you get some more information about themysterious origin of the destroyed base and a glimpse of what is actually happening.
waa xulka kubada cagta talyaaniga oo aan taageersanaay  
Screen Shot: Project BOB
This is the rescue vehicle that you pilot through the game.It's features are described on this screen of the game.   This is the title screen from the game, project BOB. The BOB written in the sky is for show, I like how they have used the game elements to create the title.
Screen Shot: Project BOB   What do you think?
Be sure to visit my guestbook and leave your comments or suggestions.

weeraryahanka Xulka Qaranka wadanka Soomaaliya Ciise Aadan Abshir ayaa shaaciyay in uu heshiir 6-bilooda ah la galay Kooxda Pieta Hotspurs FC ee wadanka Malta, ka dib markii wakiilkiisa Farujia uu dib ugu soo laabtay wadanka Malta.


 

 Ciise oo wareysi Xalay siiyay Idaacadda Capital Voce ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in ka qeyb qaadanayo kulan ciyaareedydda ay kooxdiisu ka ciyaareyso horyaalka wadanka Malta, waxa uuna sheegay in ciyaarihiisa uu sare u qaadi doono tayadda xifadiisa Sports.


 

                


 

22-jirka reer soomaaliya waxa uu ku nuux-nuux saday in isku dayayo sidii uu uga sii gudbi lahaa Horyaal-ka wadaka Malta, isla makaana uu uu naqaltagyo in uu ku biirro mid kooda Horyaaladda Spain iyo Italy, waxa uuna sheegay sanadkasta Horyaal-ka Malta laga iibsado ciyaartooy dhowr ah oo ay iibsadaan kooxaha Talyaaniga iyo Spain, isagoo tusaale u soo qaatay Weerarka Kooxda Lecce Bojinov oo uu sheegay in uu sanadkii hore ka tagay Horyaal-ka Malta.


 

 


 

Ciise ma`uusan sheegin qiimaha uu ku kacayo qandaraaska uu ka galay kooxda Pieta, waxaana uu sheegay in markiiba uu saftay kulankiisii ugu ugu horeeyay ee Horyaal-ka Malta, waana ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Soomaali ah, kanatagay Soomaaliya oo ka ciyaara Qaaradda Yurub, isagoo ciise hore ugu soo ciyaaray kooxda Simba ee wadanka Tanzania.