mahadnaqa waalidiinteeyda

horudhac | taariikhnololeedkeeyga | igala soo xadhiidh | taariikhda soomaaliya | buuga martida | murti iyo maa weelo | gabayada | jaceylku ma dhab baa mise | hidaha iyo dhaqanka dalkeena | sawiraanta | madaxweeynayaashii soo maray dalkeena | xamardaawo dacalada | sawiraanta asxaabteeyda | mahadnaqa waalidiinteeyda | salaamaha waalidiinteeyda | sawiraan | sawiraan | bollywood

waxa aan jecelahay in aan umahadnaqo waalidkeeyga

marka hore waxa mahad iska leh alle  oo sahlay sameynta weebkan  marka xiga waxa aan jecelahay in aan halkaan aga mahadceliyo  labadeeyda waalid oo kala ah aabe muuse xuseen abuukar iyo waliba hooyadeey jamaalo maxamed cali  waxa aan umahad celinayaa mahadnaq aanan halkaan kusoo koobi karin   labadeeyda ayaa waxa aay qeeyb kaqaateen  waxbarashadeeyda oo aay igu soo barbaariyeen  dhaqan fiican iyo  aad iigu soo waani jireen  in aan waxbarto  waxa kale oo aan jecelahay in aan mahad gaar ahaaneed uceliyo ayeeyadeey Aasiyo Hiloowle  iyo awoowaheey Maxamed Cali Xasan  oo ayagana qeeyb weeyn kaqaateen  waxbarashadeeyda iyo waliba igu soo abaaban jireen in aan iska ilaaliyo dhaqanka xun  waxa kale oo aan jecelahay in aan umahad celiyo abtigeey Saciid  iyo  abtiyaasheey oo dhan oo aad isgu taxalun jiraan in aay wax ibaraan


 



 

www.awkey.8m.net